Booliiska Sacuudiga Oo Xabsiga Dhigay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay…

Ciidamada amaanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xabsiga dhigay 30 qof oo ka soo kala jeeda 12 dal kuwaa oo lala xeriirinayo falal argagaxisnimo oo bishii April ka dhacay dalkaasi, sida boolisku sheegeen. Dadkan la tuhmay ayaa xabsiga loo taxaabay waxaana lagu hayaa baaritaano ku saabsan ineey xeriir la leeyihiin kooxaha Argagixsada loogu yeero, dadka la … Continue reading Booliiska Sacuudiga Oo Xabsiga Dhigay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay…